top of page
XOG KU SAABSAN KOOXDA DAACAD
Sarre u Qaadida Ganacsigaaga & Mehradaada
KOOXDA DAACAD waxaa la aasaasey sanadkii 2019 iyada oo ujeedkeedu ahaa in ay noqoto shirkadda ugu guuleysiga badan, hal abuurka iyo aasaaska wadatashiga ee Ganacsiga.
Waxaan la wadaagnaa mid kasta oo ka mid ah macaamiisheenna aragti cusub si aan u horumarinno istiraatiijiyada iyo Dib u habeynta shaqada uu haayo.
In kasta oo aan horumar weyn sameynay illaa maalintii aynu aasaasay, haddana waxaan ujeedo isku mid ah ka leenahay ineynu qaabeynu shirkadaha inaggu hareereysan Ha noqoto mid shaqsiyadeed & Mid wadareed.
Aynu rumeyno riyadeena. Diyaar ma u tahay inaad ku hogaamiso astaantaada ama shirkadaada guul? Nala soo hadal hada si aan u aragno waxa aan kuu qaban karno.
Yaan nahay?: Biz Kimiz?
bottom of page